Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Generaal Cabdixakiim Daahir (Saacid) oo Shalay ka degay Gaalkacyo

Waxaa sii diiran shalay loogu soo dhaweeyey garoonka dayuuradaha ee Gaalkacyo Taliyaha Ciidamada Booliska Jeneraal Saaciid.Soo dhaweeynta taliyaah looma kala harin waxaana ka qaybgalay labaad Maamul ee Puntland iyo Galmudug.Generaalku wuxuu ka warbixiyey ujeedada safarkiisa isaga oo sheegay in aay u khuurgalayaan xaaladda booliska maamulada Puntland iyo Galmudug.Gebneraal Saaciid wuxuu si aad ah u ammaanay … Continue reading Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Generaal Cabdixakiim Daahir (Saacid) oo Shalay ka degay Gaalkacyo